Qeexid

"(-xyo, m.dh) Nin ka mid ah shaqaalaha maraakiibta ka shaqeeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badmaax oo kali ah:
  • Wuxuuna calanka u sidey maansoolayaashii ay isku ayniga ahaayeen, murtida iyo xigmadda ka sokow wuxuu dheeraa aqoon, ilbaxnimo, waayo aragnimo, dalmar iyo badmaaxnimo.
  • Kooxaha wax afduubtay ayaa la sheegay inay iska sii daayeen Badmaaxiyiinta markii ay garaaceen markaa kadibna uu yimid markabka NATO oo uu soo kaxeeyay dadkaasi u dhashay Dalka India.