Qeexid

"ld badiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badin oo kali ah:
  • Waxay intooda badan dhaqan ka dhigteen ku takrifalka hantida dadwaynaha iyadoo dareenkoodu ka badin waayay imisa guri ayaad leedahay, imisa boos ayaa kuu meegaaran, imisaase hay’ado shisheeye kuu dagan yihiin.
  • Ta kale badintu waxay u muuqataa hal dheeri (margin).