Qeexid Xigta

ld bidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badid oo kali ah:
  • Xagjirnimadoodu ugu weyni ma aha ta qabiilka; waxa ay ku waasheen oo ay hooyadood u gadayaan badidoodu xukun iyo kursi.
  • Dadka Shacbiga ah ee falsafadda noocaas ahi gashay kuma khaldana, waayo waxay ka mid yihiin bulsha-weynta reer Somaliland oo badidoodu aanay u kala baxsanayn abtirsiinta nidaamka xisbiyada badan iyo doorashooyinku.