Qeexid

"(-xyo, m.dh) (baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badhax oo kali ah:
  • Kolkiiba cagahay wax ka soo deyeen waxanay ku soo noqdeen odaygii aabahood ahaa una sheegeeen iyo raggii reeerku waxay si dhakhso ah u abaabuleen in la heeryeeyo oo la raro Awr lana saaro caano,badhax iyo biyo wixii la hayo.
  • Kaftan miidhan buu ahaa, Aw Geesh waxa uu lahaan jiray gadh sucuudi madow u badan oo cirro yari badhaxday.