Qeexid

"(-amo, m.dh) Shey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan daloollo leh oo dharka la gashado meelo gaar ah looga tolo si uu dacalladooda isugu qabto; galuus."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badhan oo kali ah:
  • Gabadhan oo la sheegay in ay muslin ahayd, Dimuqraadiyaddana ahayd, waxa Xukunkeeda uu ka xanaajiyay hay’adaha xuquuqaha sheegta.
  • Duqa magaalada Muqdisho Maxamad Dheere ayaa eedeyn kulul u soo jeediyay xariga loo gaystey gabadhan isaga oo sheegey in ku dacweyn doono sarkalkan dowlada Ethiopia.