Qeexid

"(-ooyin, m.l) ld badeecad (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badeeco oo kali ah:
  • Hadda kadib waa in la dhisaa hay’ad u xilsaaran hubinta iyo baarista badeecooyinka dalka la keenayo (Quality control office).
  • Sidaa awgeed, unugga maamul ee xafiiska Agaasimaha kastamadu wuxuu yeelanayaa unug-hoosaad u xil saaran ururinta iyo qaybinta macluumaadka bahaha badeecooyinka oo qalabka kampuutarka ee E-mail kula xidhiidha xarumaha kastamada.