Qeexid

"eeg badbadi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badbadin oo kali ah:
  • Kallumeysato reer Malto ah oo jilabanayey ayaa maqribnimadii shalay waxay badbadiyeen hal rux oo Somaliya ah kaasoo xaladiisa cafimad ay halis ku jirtay xiligii la badbadinayey, wuxuuna sheegay ninkaasi in dadka doonida saarnaa ay u badnaayen Soomaali.
  • Madaxweynaha oo la waydiiyey in eedeeyntiisa tahay mid laga badbadinayo si tageero looga helo dowlada Mareykanka ayaa diidey isaga oo carabka ku dhajiyey in tani run tahay iyada oo argagixiso ku sugan tahay Somalia.