Qeexid

"Ka b.: wax, xadkooda dhaafin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badbadi oo kali ah:
  • Egayga UN-ka oo eedeeyay saxaafada Eryga UN-ka ee Somalia Ahmadou Ould-Abadallah ayaa ku eedeeyay Saxaafada Somalia inay ka badbadiyeen dhacdadii Muqdisho, isagoo saxaafada Somalida barbardhigay Radio Mille Collines qayb ka qaatay Xasuuqii Rwanda.
  • Madaxweynaha oo la waydiiyey in eedeeyntiisa tahay mid laga badbadinayo si tageero looga helo dowlada Mareykanka ayaa diidey isaga oo carabka ku dhajiyey in tani run tahay iyada oo argagixiso ku sugan tahay Somalia.