Qeexid

"Wax karsamaya takhid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badbad oo kali ah:
  • Rakaabkii ka badbaday masiibadan ayaa sidoo kale sheegey inay dhagar-qabayashas aysan dib ugu soo laaban, iyaguna ay bada ku jireen 18-maalmood iyagoo aan helin cuno iyo biyo.
  • Kallumeysato reer Malto ah oo jilabanayey ayaa maqribnimadii shalay waxay badbadiyeen hal rux oo Somaliya ah kaasoo xaladiisa cafimad ay halis ku jirtay xiligii la badbadinayey, wuxuuna sheegay ninkaasi in dadka doonida saarnaa ay u badnaayen Soomaali.