Qeexid

"Xaalad aan khatar lahayn oo ay wax ku sugnaadaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badbaado oo kali ah:
  • Waxaa iyana la isticmaali karaa jaranjarooyin dhagaxyo la Nabaad-guurka ay dabeyshu sababto, isagu wuxuu dhacaa marka ay carradu qallalan tahay ee aanay rays lahayn, marka waxaa loo baahan yahay in ay beertu ris leedahay iyo raysba, si looga badbaado.
  • Waxaay ila tahay haday badbaado baddeedka soomaaliyeed qabtaan maraaakiibta kaluumaysiga iyo kuwa sida shixnadaha hubka iyo qashinka nucleyeerka inaysan qaldanayn ee ay saxan yihiin.