Qeexid

"ld badbaadin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badbaadis oo kali ah:
  • Wararka ayaa waxay intaa ku darayaan in illaa hadda aanay muuqan dadaal dheeraad ah oo dawladda Deegaanka Soomaalida ku dhaqaaqday si ay u badbaadiso muwaadiniinta ay naftooda iyo xoolahooduba halista ku jiraan.
  • Ma soo foodsaarin Hadraawi jahawareer noocaas ahi, taas oo ah xogta ka badbaadisey is beenin ama is burin surma-seegto ku keenta oo ka leexisa marinka higsiga iyo himilooyinka hirashadiisa.