Qeexid

"Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badbaadi oo kali ah:
  • "Dagaalada ka socda Muqdisho waa kuwo ay dowladu isaga difaacayso kooxaha ka horjeeda; si ay isaga badbaadiso afgambi" ayuu Madaxweyne Sh.
  • Ugu danbeyntii Madaxweynaha Puntland ayaa u mahad celiyay Dawladda Ethiopia iyo dhakhaatiirta ka shaqaysa Isbitaalka guud ee Addis kaalintii ay ka qaateen badbaadinta iyo ogolaanshaha la dacaalida ciidankaas.