Qeexid

ld badbaadin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badbaadayn oo kali ah:
  • Gudoomiyihii hore ee Banaadir ayaa si aad ah u amaanay hadalkii uu Axmed Diiriye ku weeraray Ururka Al-shabaab, kaasoo ahaa inay doonayaan inay dilaan, balse hadii ay dilaan aysan iyaguna badbaadayn.
  • Dean, wuxuu xayaysiintiisa ku furayaa erayada "waxaa la gaadhin waqtigii runta, sababtoo ah runtu waxay tahay siyaasadda dibedda ee George Bush ma aha mid aan ku badbaadayno.