Qeexid

"eeg bado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badasho oo kali ah:
  • Laakinse Xildhibaanada ayaa ka buuqay in la ansixiyo miisaaniyadda oo dhan iyagoo sheegay in marka hore Wasaarada Maaliyadda ay soo badasho codsiyadii ka yimid Barlamaanka.
  • Si kastaba ha ahaatee, hadii aysan jirin wax lagu badasho Al-shabaab, ma suurowbeyso in ciidamo ka goostaan, ayuu yiri khabiirkaan isaga oo sii wata hadalkiisa.