Qeexid

"badanaa fk. Inta badan, marar badan, aalaa. Tus. “Birtu badanaa way mirirtaa”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badanaa oo kali ah:
  • Wasiirka Gaashaandhigga oo hadallo dar daaran u badanaa goobta ka jeediyey ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka warqabto xaaladda nololeed ee ay ku suganyihiin Ciidamada, isagoo intaa ku daray in ay heli doonaan xaquuqdooda.
  • Dhinaca heesaha jacaylka uu ka tiriyey amma uu ku heesay oo aad u badanaa waxa ka mida tan loogu magacdaray Carta oo aan midhaheeda qaar ka soo qaadan doonno.