Qeexid

"(-dyo, m.dh) (fiis.) Dululaatiga laga dareemi karo xoog; xooggaasi oo uu sababay jiritaanka walax taalla bar ka mid ah dululaatiga. Noocyada b.da waxa ka mid ah: a) b.birlabeed, b) b. danabeed c) badad cufisjiidad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga badad oo kali ah:
  • Madoobe waxaa kale oo uu sheegay in ay Maraakiibtaas ay khasaarooyin kala duwan u geysteen Doonyaha Soomaalida,islamarkaana Xirkihiiiyo Shabaagihii ay ku dhex lumeen Biyaha Badad.
  • Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gaashaanka ku dhuftay heshiiskii badad ee ay wada galeen Dowlada Somalia iyo Dowlada Kenya sanadkii hore, kaasoo dadka Soomaaliyeed ay aad uga hadleen, kuna tilmaameen badda Somalia oo la boobay.