Qeexid
(-amay, -antay; -ami) Wax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).
(-amay, -antay; -ami) Wax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld bacranaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg bacran1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax weel ku jira, bar noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld bacranaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhul carrasan oo wax ka soo bixi ogyihiin; ugbaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto.
Qeexid Xigta: Dharbaaxo; jaawin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Saxarro jilicsan; shuban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld bacrimee. bacrimin1 m.dh ld bacrimayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: ld dardaran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: (-nan, m.l) Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska. baan2 m.dh Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah. baan3 f.mg1 Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld babactamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Ciyaaro fudud sida legdin, orod iwm ku tartamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid.
Qeexid Xigta: Dhul si uu bacrin u noqdo digo ama walax kiimika ah ku shubid. ld bacrimi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Habka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga si ay u sameeyaan bacrimane.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld bacrimayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld badfur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld badxidhan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]