Qeexid

Geed nagaar aan qodax lahayn oo dhirta daawada ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bacle oo kali ah:
  • Rasaas xooggan ayaa laga maqlay inta u dhexeysa Kaam lagu magacaabo Buulo bacley iyo garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo, iyadoo dagaalka aad u kululaaday daqiiqado kaddib markii uu qarxay.