Qeexid

"Ka bacdi: kaddib; dabadeed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bacdi oo kali ah:
  • Waxa kale oo iyana suurto gal ah in haweenayda uurka lihi haddii ay fayraska qabto ay ilmeheeda u gudbiso intuu uurkeeda ku jiro ama marka ay umusho ka bacdi haddii ay naaska jaqsiiso.
  • Intaa kabacdi, Akristaha sharafta badanoow, safarkeygii aan dhawaan wadankeenii hooyo ku tagay (August 6, 2012-illaa-September 6, 2012).