Qeexid

"bacdamaa xi. Eray lagu xiriiriyo weer sababley ah. ld maadaama."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bacdamaa oo kali ah:
  • Labadaas munaasabadood ayaa waxay yihiin kuwo mudan in la qadariyo bacdamaa ay ku asteysan yihiin maalmo ay Soomaaliya ka xoroobeen gumeysiyo qeybsaday sida ay dalalka Caalamka ee gumeysiga soo maray ay u leeyihiin maalmo ay weyneeyaan.
  • DFKMG ah ayaa laga sugayaa in war ka soo saarto mowqifkeeda ku aadan daabacashada lacagahaas bacdamaa daabacada lacagta ay leedahay dowlada Dhexe.