Qeexid

"Ciid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bacaad oo kali ah:
  • Dagaal u dhexeeyay beelo isku haysta dhul ayaa mar kale dib uga qarxay maanta deegaanada Bacaadweyn iyo Camaaro oo ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub culus.
  • Taliyaha saldhig booliis oo ku yaala suuq Bacaad Col.