Qeexid

"Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto."

Qeexid Xigta

Dharbaaxo; jaawin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bac oo kali ah:
  • Dhinaca kale warar sheegaya in ganacsate reer Kismayo ah ay qayb ka yihiin daabacada lacagahaan kuwaas oo intoodada badan makinada yaala magaalada lagu farsameeyo.
  • Muddo ka bacdi sheikh Madar (AHN) wuxu Hargaysa ka sameeyey maamul aan ku salaysnayn qabiil kaliya, balse ka kooban qabiilooyin kala duwan oo ka tirsanaa Jameecada, Islama markaana lagu maamulo Kitaabka quraanka kariimka ah iyo sunaha rasuulka (CSW).