Qeexid

ld babacdhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga babacdhig oo kali ah:
  • Waayo qof kasta oo yaqaan Xaaji Aadan Af-Qallooc ama wax ka maqlay taariikhdiisa iyo gabayadiisa wuxuu qiyaasi karaa hawsha la gudboon qofka u babacdhiga inuu soo tebiyo taariikh, halgan iyo suugaan soo taxneyd in ku dhaw nus qarni.