Qeexid

"Daaddagga buurta ama taagga; hoobad."

Qeexid Kale

ld babcid.

Qeexid Xigta

Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga babac oo kali ah:
  • Qunsulka cusub ee Turkey ayaa sheegay in Raiisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkey Ali Babacan uu labadii biloodba mar soo booqanayo dalka Soomaliya si uu u kormeero hayadaha dowlada Turkey u xil-saartay taakulaynta iyo dib-u dhiska dalka Soomaliya.
  • Dadaal waalid oon arrintan u babac dhigi karayn si kastay isugu dayaan sababo badan awgood.