Qeexid

"ld biicmushtar2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baayacmushtar oo kali ah:
  • Fadhiidnimada iyo waxqabad la’aanta xukuumadda Cadde Muuse awgeed waxay Puntland waayadan dambe ku caan baxday ka baayacmushtarka safarrada dhimashada badan keena ee loogu tahriibo wadanka Yeman.
  • Isla cadadkan aanu Qoraalka ku xusnay waxaa ku qornaa aflagaado, ka fog anshaxa saxaafada oo wax lagaga sheegay baayacmushtar kale oo ay leeyihiin muwaadiniin reer Somaliland ah.