Qeexid

"(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay 3.14159... waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baay oo kali ah:
  • Waxaan hubaa – ‘Illaahay baa la hubaaye’ – M/weyne Cigaal nool yahay xaaska iyo carruurta Ina Riyaale aanu ka yeeleen siduu Daahir iga yeelay.
  • Waan gartaye, magacaa abaayo gabadh qurux badan baabad tahaye?