Qeexid

Degganaan la'aan joogto ah. ld baaxaaddeg1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaxaadeg oo kali ah:
  • Intaa kadib, intay Billan dhoola-caddayn yar kadib oo qosola, waxay si kaftan ku jiro u tidhi; “Anigu Iskuulka aan ka soo baxay waa kan Baaxaadegga jacaylka ee naga dhexeeya aniga iyo Baxnaan.”