Qeexid

"Marka labada dhan ee iska soo horjeeda ay dhibco isla 'eg qabtaan (cayaar turub); doroo. ld baaddad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baatad oo kali ah:
  • Guddoomiyaha ganacsatada Gobolka Jubbada Hoose Mukhtaar Sheekh Axmed, ayaa waxa uu sheegay in arrintan ay saameyn xoogan ku yeelan doonto dadka shacabka ah, dhibaatadaas-na ay mas'uul ka yihiin mas'uuliyiinta gobolka iyo DFKMG ah.
  • Goobaha lagu bixiyo tababarka iyo koorsooyinka ciidamada waxa ka abuurmay necayb iyo in la isdaba galo, laakiin sababta dhibaatada intaa le’eg keentay way dhib badnayd in si fudud loo arko ama loo ogaado, waxayna taasi ahayd saamayn khasaare ah.