Qeexid

"Cunto ka samaysan bur la qallajijey oo qaabab kala duwan leh oo la cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baasto oo kali ah:
  • Alle ha u naxariistee, Ismaaciil waxa la sheegay inuu xabado baastoolad ah ridey kadib markii Cabdillaahi Askar lala baxay.
  • Sidoo kale ninka lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar jajab oo isna magaciisa lagu gaabshay Baanow ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa Odey waayeel ah kaasoo 100 jir ku dhawaa waxaana la sheegay inay dileen kooxo baastoolado ku hubneysan.