Qeexid

Si wanaagsan oo farxad iyo reyn-reyn leh qof u qaabilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baashir oo kali ah:
  • Cali, wuxuu intaa ku daray in siyaasadda shaqadoodu tahay inay soo dhoweeyaan oo baashiraan dadka canshuurta bixiya, isla markaana ay raali ka yihiin cabashadooda saxa ah, taas oo uu xusay inay waajib tahay inay wax ka qabtaan markasta oo ay soo baxdaba.