Qeexid

"(-iyo, m.dh) Waraaqaha turubka midka yeekaha ku xiga oo boqorka ku sawiranyahay. ld baash."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baashi oo kali ah:
  • Cali Baashi Diiriye oo ka mid ah saraakiisha Ahlusunna oo saakay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xoogagooda ay xalay la wareegeen gacan ku haynta Goobo oo uu sheegay inay iyagu weerareen, isagoo sheegay inay saakay si iskooda ah uga baxeen.
  • Haddii aad gabay dhaadhi tahay waxad hubaashii maqashay gabayo fara badan oo dad kala duwan loo tiirinayo, haddiiba aad gabayadaas u nisbayso cidda aad u taqaanno na, dad kale ayey kariirta kaga dhegaysaa.