Qeexid

"Sheeko, ciyaar iwm oo waqti isku dhaafin."

Qeexid Xigta

ld baashaalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baashaal oo kali ah:
  • Judhiiba, muuqaalkooda, hadalkooda, iyo labiskooda waxaa nooga baxay in ay yihiin kuwo reero ladan ka dhashay oo ka duwan kuwo kale oo aad garan kartid markooda horeba inay baarka u yimaaddeen baashaal iyo shukaansi.
  • Ka sii darane wuxuu ku hadaaqaa mar walba dumarku agtayada waa: "Jawharad dahaadhan", run ahaantiina dameer waa kala hooseeyaan oo waa caqli gaabyo loogu talo galay in lagu baashaalo oo qudha.