Qeexid

"(-do, m.l) Budo maaddo qaraxda ah, fuuqa xabbadda ku jira oo gumuca ridda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaruud oo kali ah:
  • Suldaan baaruud waxaa uu ku nuux-nuuxsaday muhiimada ay leedahay in dhalaanka ay helaan tarabiyad wanaagsan.
  • Sheekh Baaruud ayaa shirkiisa jaraa'id ku sheegay inay soo mareen gobolo badan oo dalka ka tirsan, isla markaana ay kulamo kula soo qaateen xubno ka tirsan Maxkaamdaha iyo cuqaasha deegaanadaas.