Qeexid

"Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul."

Qeexid Xigta

Qof dabeecad wanaagsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baarri oo kali ah:
  • Samatar waxuu caan ku noqday eex la'aan, Alle aqoon, iyo abaarrida gartu meeshay ugu muc weyn tahay.
  • Wuxuu yiri: (Labada waalid oo baarri loo noqdo).