Qeexid

"(-nno, m.dh) ld barlammaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baarlammaan oo kali ah:
  • -1959kii Ugaasku wuxuu ka mid noqday xubin baarlammaankii ugu horreeyey ee loo sameeyey dalka Soomaaliya (Daakhiligii), intii ka danbeysay wuxuu ka mid ahaa Baarlammaanka ilaa 1969kii.
  • Waa inaanu baarlammaan yeelannaa laba sano gudahooda, doorashooyinka madaxweynenimo waa in la qabtaa markaa awoodda waa la isku hallayn karaa, Kooxdan ayaa markaa awooddii wareejisay, Waxay ku wareejiyeen dawlad la soo doortay si dimuqraaddi ah.