Qeexid

"Raadinta wax qarsoon."

Qeexid Xigta

Suuq waayidda badeeco ganac loo soo bandhigay. ld baarid2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaritaan oo kali ah:
  • Ciidamada oo aad u hubaysan ayaa maanta baaritaano ka wada xaafaddaha Juungal, Caraafat iyo agaaraarka Hotelka Ramadaan, waxayna gacanta ku soo dhigeen dad looga shakiyay inay xiriir la leeyihiin kooxaha wax iska caabinta Somalia.
  • Baaritaanno ay sameyeen ciidamadii qaraxa lala begsaday ayaa waxay ku qabqabteen dhowr ruux waxaana iyadoo la sheegay in qaar ka mid ah dadkaas ay toogteen, balse ma jiraan wax wararkaas si dhab ah u xaqiijin kara.