Qeexid

"Culays, culaab."

Qeexid Kale

Ku b.: wax la naadinaayay qofka qiimaha ugu sarreeya gaara ka iibin.

Qeexid Xigta

ld baariyid. baari2 f.g1/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) 1. Xoog ku riixid; qof wax ku adkayn; culays saarid. 2. Badeeco beec ka xayirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baari oo kali ah:
  • "Beesha Sadde waxey sameysay baaritaano hoose isla markaana waxey ogaatay in beel kamid ah beelaha ku dhaqan Gobalada Jubbooyinka, isla markaana mar dhow ayaan soo shaac bixin doonaa magaceeda," ayuu yiri Afhayeenka.
  • Sarkaal u hadlay Ciidamada ka howlgala Gobolka Sh/dhexe oo sheegay inay baaritaano ku hayaan gacan ku dhiiglihii ka danbeeyay falkii shalay Jowhar 2-da ruux loogu dilay.