Qeexid

"eeg baaro. ld baarad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baarasho oo kali ah:
  • Afhayeenka u hadlay ciidanka Somalia ayaa maanta ka sheegay Muqdisho in 8-askari oo ay u soo qabteen falal isugu jira baarasho iyo rasaaseyn gaari kuwa dadweynaha ayna noqno doonaan kuwa ugu horeeya ee Maxkamadan lasoo taago.
  • Dhanka kale, kooxo burcad ah oo aad u hubeysan ayaa dhac iyo baarasho ugu geystay duleedka waqooyi ee Degmada Jowhar gaari ay la socdeen rakaab ku socday gobolada dhexe kana ambabaxay Muqdisho, iyadoo kooxaha falkaas geystay aan weli gacanta lagu dhigin.