Qeexid

"(-gyo, m.dh) Dabbaaldeg."

Qeexid Xigta

ld baaraandegid. baaraandeg2 f.mg1 () Ka b.: arrin, fikrad iwm aad u hubin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaraandeg oo kali ah:
  • • Adkeynta midnimada iyo amniga DGPL iyo soo celinta qeybaha hadda maqan, sida ugu dhaqsaha badan, iyadoo la adeegsanayo qorshe cad oo laga baaraandegay oo tala wadaag ah.
  • Waxaabad i mooddaa in aan sugayey cid kale oo jawaabta saxda ah ka soo baaraandegta oo ii soo hadiyadaysa daraasad hufan oo aan hawl iiga baahnayn.