Qeexid
Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Qeexid Xigta
Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
[-saday, -satay]
f.mg3Roob, fasal, rimay iwm waqti la filayay in ay dhacaan suurtaggal noqon waayid.
Ka b.: wax la samayn lahaa ama meel la aadi lahaa ka talabixid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld baaqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld barraahso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Carrabka wax ku cabbid (eyga iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin.
Qeexid Xigta: Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.
Qeexid Kale: Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld baaqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) (taar.) War cad oo rasmi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Baaq samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Meel tegiddeeda ka maqnaan.
Qeexid Xigta: Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc kalluunka ka mid ah oo aad u yaryar; cayddi.
Qeexid Xigta: Qof (ama wax) wax baaqaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg baaqso. ld baaqsad, baaqsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baaqimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax cararaya ceyrsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Summad alif ah oo idaha shanshada ama tagoogta loogu dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka w.: dhib ama waxyeello hore ka so kabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof buka ama dhaawac ah baan siisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho.
Qeexid Xigta: Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld baaq1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Limid; carraggeddin; falid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]