Qeexid

"ld baaqsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaqsad oo kali ah:
  • J: Anagu intii aanu qorshaysanay waanu helay, ma garanayo wixii aanu qorshaysanay wax naga baaqsaday.
  • Mucaaradka Kenya oo sheegtey guul Xisbiga mucaaradka Kenya ee ODM ayaa sheegtay in uu guul ka gaaray doorashooyinkii madaxtinimada, iyagoo ugu baaqay in Madaxweyne uu aqbalo in laga guuleeystay, si looga baaqsado rabshado dheeraad ah.