Qeexid

"Meel tegiddeeda ka maqnaan."

Qeexid Xigta

Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Shirkii wuu baaqday”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaqo oo kali ah:
  • Gaboose Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland uu ku baaqo in Somaliland iyo Puntland ay wada yeeshaan iskaashi amniga ah laakinse ilaa haatan mas'uul ka tirsan Dowladda Puntland oo ka jawaabay arrintaasi ma jiro.
  • Golaha Amaanka oo ka hadlay arrinta Somalia Danjireyaasha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale ku celiyey baaqoodii ahaa in QM ay sameyso qorsheyaal ciidamo nabad ilaalin oo cusub lagu geynayo Somalia.