Qeexid

(-ooyin, m.l) Neef caana yar; gabno; badho. ld baaqin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaqimo oo kali ah:
  • Waxaad noqotay baaqimo weyd ah oo cad iyo caano toona aan loogu xilan.
  • Waxaad noqotay baaqimo weyd ah oo cad iyo caano toona aan loogu xilan.