Qeexid

"Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaqi oo kali ah:
  • Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo ku sugan jiida hore oo dagaalka ka socda ayaa u xaqiijiyey GO iney jabiyeen difaaciii hore ee kooxahaan kuwaasoo baaqigoodii ugu dambeeyey ay gadaal ugu sii guranyaan dhanka buurta Galgala.
  • Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in guud ahaan Ciidamadeed ay ka baxeen gudaha dalka Soomaaliya, balse weli ay baaqi ku yihiin qeybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.