Qeexid

"Nooc kalluunka ka mid ah oo aad u yaryar; cayddi."

Qeexid Xigta

Qof (ama wax) wax baaqaya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaqe oo kali ah:
  • Mucaaradka, ayaa sidoo kale difaacay Wasiirka Arrimaha Gudaha, waxaana ay ku baaqeen dood deg deg ah in baarlamaanku uu todobaadkan ka yeesho Yeeshay Dib-U-Dhiska Ciraaq.
  • Markaas haddii shirweynaha Salaadiintu ku baaqeen uu yahay mid ku qotoma hagaajinta aasaaskeena dawladnimo oo lagu midaynayo hoggaan-dhaqameedkii xukumi jiray beelaha iyo dawladnimada casriga ah xal wuu keenayaa shirkoodu iyo aas-aaska golahooduba.