Qeexid

"ld baaqasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaqad oo kali ah:
  • Mahinga oo raba inuu Maamulo shirka dowladu ku baaqaday ee Muqdisho.
  • Warar laga helayo Tulada Tukaraq ayaa tibaaxaya in Madaxweyne ku-xigeenka uu la hadley mid kamid ah odaaysha ku sugan halkaas una sheegey in uusan isku imaan madaama go'aano adag oo ka dhan ah mamulkiisa loo diyaarshay taas oo sababtey in ay baaqadaan.