Qeexid

"Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin."

Qeexid Kale

Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.

Qeexid Xigta

Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baaq oo kali ah:
  • Baaqyo caalami ah ayaa loo jeedinayaa hey'adaha gar gaarka taasoo la xiriirta kaalmo la doonayo in ay gaarsiiyaan dadka ku dhibaateysan gobolada qaar.
  • "Kulanka baarlamaanka wuxuu berri ka furmayaa golaha Shacabka, waxaana ugu baaqaynaa xildhibaannadu inay anshaxa ilaaliyaan ayna kulanka kasoo qaybgalaan" ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe isagoo ka digay in fowdo laga abuuro kulanka.