Qeexid

"(f.g) Qof buka ama dhaawac ah baan siin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Qof bukaan ama dhaawac ka bogsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baano oo kali ah:
  • Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka iyo Madaxweyne Yuusuf ayaa salaadii ciida ku tukaday Madaxtooyada Baydhabo, iyadoo Yuusuf uu salaada kadib ka hadlay xaalada Somalia.
  • Hogaamiyahan oo 65-jir ah ayaa sidoo kale soo dhaweeyay weerar lagu dilay 33-qof oo lagu qaaday Hotel Muna, kuwaasoo ay ku jireen xildhibaano, shaqaalaha rayidka ah ee DF iyo saraakiil ciidan, wuxuuna ku tilmaamay mid wanaagsan.