Qeexid

"ld baanid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baanis oo kali ah:
  • Kluivert oo tabobarka la qaadanaya Arjantiiniga kooxda ku cusub ee Juan Roman Riquelme, ayaa sheegay inuu ciyaartoy fiican yahay, wax dhibaato ahna aanu kala kulmayn laqabsiga ciyaaraha kubadda cagta Isbaanishka.
  • Tarankii 12aad ee koobka kubadda cagta adduunka oo sannadkii 1982 lagu qabtay waddanka Isbaanishka, waxaa markii ugu horraysay kooxaha ka qaybgelaya wareega kamadambaysta ah la gaadhsiiyay 24 waddan.