Qeexid

"(-nan, m.l) Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska. baan2 m.dh Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah. baan3 f.mg1 Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baan oo kali ah:
  • Ra'iisul wasaaraha ayaa xildhibaannada ku boorriyey in ay u diyaar garoobaan sidii ay u dooran lahaayeen Guddoomiye Baarlamaan.
  • Sheeko tusaale ah: nin oday ah ayaa yiri Nina an macrifo nahay ayaan maalin muranay,markaasuu igu yiri: dadka reer hebel (qolada ninkay murmeen ka dhashay) baan ugu nibcahay!